August 4, 2020 Wararka 0 Comments

Madadaalo

SCTV waxaad si munaasib ah uga daawan kartaa barnaamijyo kala duwan oo madadaalo ah.

Barnaamijka Madadaalada waxaan ku soo qaadannaa Suugaanta qaybheheeda kala duwan, Riwaayado iyo Sheeko Xariiro,

Guud ahaan barnaamijka madadaalada ee SCTV wuxuu ku salaysan yahay dhaqanka iyo anshaxa suuban ee Soomaaliyeed.

Waxaa ka qayb qaadan kara dhammaan daawadayaashada iyo Hal-abuurrada hibada leh.

Waaan soo dhaweynaynaa ka qayb-galkaaga iyo fikradahaaga wanaagsan

Share: