July 29, 2020 Wararka 0 Comments

Daawashada Tooska ah

Website-ka waxaad si toos ah uga daawan kartaa barnaamijyada sida tooska ah uga socda TV.

Daawashada TV tooska ah ee Website-ka aad ka helayso waxay kuu fududaynaysaa inaad daawan karto oo la socon karto TV-ga Somali Channel adiga oo aan soo iibsan qalabkii kala duwanaa ee guryaha la dhigto ee ay ak midka yihiin Dhiish, Dhalo iyo Receiver.

Sidoo kale dhammaan barnaamijyada ka baxa Somali Channel waxaad iyagoo duuban ka heli karaysaa Youtube-ka Somali Channel.

Share: