Home Page

Barnaamijyada SCTV

Madadaalo

SCTV waxaad si munaasib ah uga daawan kartaa barnaamijyo kala duwan oo madadaalo ah. Barnaamijka Madadaalada waxaan ku soo qaadannaa Suugaanta qaybheheeda kala duwan, Riwaayado iyo Sheeko Xariiro, Guud ahaan barnaamijka madadaalada ee SCTV wuxuu ku salaysan yahay dhaqanka iyo anshaxa suuban ee Soomaaliyeed. Waxaa ka qayb qaadan kara dhammaan daawadayaashada iyo Hal-abuurrada hibada leh. Waaan soo dhaweynaynaa ka qayb-galkaaga iyo fikradahaaga wanaagsan

Wararka

Soamli Channel waxaad ka helaysaa wararka maalinlaha ah ee Soomaaliya iyo Adduunka oo dhan. Soomaali Channel wuxuu leeyahay xeer nidaamsan oo lagu xaqiijiyo hufnaanta iyo saxnaanta guud ahaan barnaamijyada uu baahinayo. Guud ahaan Hawl-wadeennada qaybaha shaqada ee kala duwan ay Somali Channel waxay ku tababaran yihiin habraaca hufan ee Somali Cahnnel.

Barnaamijyada

Somali Channel waxaa ka daawan kartaa barnaamijyo kala duwan oo ay ka mid yihiin: Barnaamijka Ganacsiga iyo Abuurka Barnaamijka Technologyadda iyo Barnaamjka Gaar ah oo Taxane Barnaamijyada Ciyaaraha Barnaamijka Dhaqanka iyo Madadaalada

Daawashada Tooska ah

Website-ka waxaad si toos ah uga daawan kartaa barnaamijyada sida tooska ah uga socda TV. Daawashada TV tooska ah ee Website-ka aad ka helayso waxay kuu fududaynaysaa inaad daawan karto oo la socon karto TV-ga Somali Channel adiga oo aan soo iibsan qalabkii kala duwanaa ee guryaha la dhigto ee ay ak midka yihiin Dhiish, Dhalo iyo Receiver. Sidoo kale dhammaan barnaamijyada ka baxa Somali Channel waxaad iyagoo duuban ka heli karaysaa Youtube-ka Somali Channel.

Somali Chanel TV on YouTube